In-depth Interview Guide on Stakeholders' Perceptions of the Baxnaano Safety Net Program Benefits in Somalia A guide designed to assess stakeholders' views on the program benefits, fidelity of implementation, implementation challenges, and the feasibility of its next phase. October 2024 Prepared by Lilia Bliznashka, Odiche Nwabuikwu, Ampa Diatta, Aulo Gelli, Mohamed Magan and Hashi Hassan 2 Contents In-depth Interview Topic Guide ........................................................................................................... 3 Objective 1: Fidelity of implementation & challenges ........................................................................ 3 Objective 2: Benefits & factors affecting the results .......................................................................... 7 Objective 3: Feasibility of next phase ............................................................................................... 8 Conclusion ....................................................................................................................................... 9 About the Authors ............................................................................................................................... 9 Acknowledgments ............................................................................................................................. 10 3 In-depth Interview Topic Guide COVER PAGE 1 Name of interviewer Magaca waraysi qaadaha 2 Location of interview Goobta 3 Name of agency and its representative Magaca Hay’adda in cida metalaysa 4 Date of interview Taariikhda 5 Start time of interview Wakhti uu bilaabmay 6 End time of interview Wakhtiga uu dhamaaday 7 Respondent ID/ agency representative Ciwaanka jawaab bixiyaha 8 Role of the representative Doorka Wakiilka/matalah 9 Age (years) Da’da (sanado) 10 Years in this position 11 Sex Jinsiga 1. How has your agency been involved in the Baxnaano program? • What is the role of your agency in the Baxnaano program? • What is your role in the program? 1. Sidee hay'addaadu uga qayb qaadatay barnaamijka Baxnaano? • Waa maxay doorka hay'addaadu ku leedahay barnaamijka Baxnaano? Objective 1: Fidelity of implementation & challenges 2. Please describe the Baxnaano program. • What is the objective/purpose of the program? • What are its components? • What is the target population? • How are beneficiaries selected/targeted to receive the Baxnaano program? • Please describe how the Unified Social Registry (USR) works. How can the USR be improved? Ujeedada 1: Aaminnimada fulinta & caqabadaha 4 2. Fadlan sharaxaad ka bixi barnaamijka Baxnaano. • Waa maxay ujeedada barnaamijka Baxnaano? • Imisa qaybood ayuu ka kooban yahay? • Waa noocee/kuwee dadka loo xushay Barnaamijku? • Sidee baa ka faa'iidaystayaasha loogu xushay inay ka mid noqdaan barnaamijka Baxnaano? • Fadlan sharax sida uu u shaqeeyo Diiwaanka Bulshada Midaysan (USR). Sidee USR loo horumarin karaa? 3. How, if at all, does the program address national and sub-national priorities? 3. Sidee, haddiiba ay jirto, ayuu barnaamijku uuga hadlayaa ama u waafaqsan yahay mud- naanta Qaranka iyo kuwa maamul-goboleedyadda? 4. What, if any, modifications have been made over the course of the program implementation? • Why were these changes made? • What factors helped make these modifications? 5. Ma jiraan, wax ka beddel lagu sameeyay muddada hirgelinta barnaamijka? • Haddii jawaabtu haa tahay, waa maxay sababta wax ka beddelkaas loo sameeyay? • Maxay yihiin qodobbada inaga caawiyay in aynu samayno wax ka beddeladaas? 6. How, if at all, is the Baxnaano program addressing the needs of different stakeholders? • How is it relevant to households? Children? Communities? Others? • Why do you think this way? • How is it addressing current/short term needs? How is it addressing long-term needs? 6. Sidee, haddii ay tahayba, uu barnaamijka Baxnaano wax uuga qabanayaa baahiyaha dhina- cyada kala duwan? • Sidee buu uugu habboon yahay qoysaska? Carruur? Bulshooyinka? Kuwo kale? • Waa maxay sababta aad sidaa uugu malaynaysaa? • Sidee buu wax uuga qabanayaa baahiyaha hadda/mudda gaaban? Sidee buu wax uuga qabanayaa baahiyaha muddada-dheer? 7. How, if at all, does the Baxnaano program bring together different actors/stakeholders? a. Do you think there have been successful collaborations and partnership? Please ex- plain. b. Has there been consolidation or fragmentation of activities? Please explain. c. What organizations have been engaged? d. Which other actors, stakeholders, or organizations are missing? Who else should be involved, and how can they be involved? e. In your position as [specify position], do you find working with [specify each collabo- rator] easy or difficult? Please explain. 5 i. What do you find easy about working with [specify each collaborator]? Please describe. ii. What do you find difficult about working with [specify each collaborator]? Please describe. 7. Sidee buu barnaamijka Baxnaano isu keenay jileyaal/ daneeyayaal kala duwan? a. Ma kula tahay in uu jiro iskaashi guulaystay? Fadlan sharaxaad kooban ka bixi b. Miyay jiraan hawlo la mideeyey/la isku keenay ama la kala qaybiyey? Fadlan sharaxaad ka bixi c. Fadlan noo sheeg Hay’addihii ka qayb galay ama laga qayb geliyay? d. Waa kuwee jilayaasha kale, daneeyayaasha, ama ururada kale ee ka maqan? Yaa kale oo ay tahay in lagu soo daro, sideese looga qayb gelin karaa? e. Adigu fikir kaaga gaarka ah, miyay kuu fududayd amabase kugu adkayd in aad la shaqaynayso Hay’addahaas kor lagu soo sheegay/xusay? Fadlan sharaxaad ka bixi i. Maxaa kuugu fududaa mudaddii aad la shaqaynaysay? Fadlan sharaxaad kak bixi ii. Maxaa kuugu adkaa ama cuslaa mudaddii aad la shaqeynaysay? Fadlan sharaxaad ka bixi 8. Has your agency received support (e.g., technical assistance from WFP) to better deliver the Baxnaano program? • If yes: i. How, if at all, has this support translated into better implementation? ii. How, if at all, has this support improved the population’s perception of this in- stitution/agency? iii. What do you find challenging/difficult about working with organizations that pro- vide support? Please explain. 8. Hay'addaadu/Xafiiskaagu ma helay taageero (tusaale, caawimo farsamo WFP) si ay si wanaagsan kaaga caawiso in aad fuliso barnaamijka Baxnaano? • Haddii ay haa tahay: i. Sidee, haddiiba ay ahaan lahayd, taageeradaas kaaga caawisay hirgelinta Bar- naamijka? ii. Sidee bay taageeradasi u hagaajisay aragtida dadweynaha ee ku wajahan hay'addan? iii. Waa maxay waxyaalaha ama sababta aad is leedahay way adag tahay in la la shaqeeyo ururada bixiya taageerada? Fadlan sharaxaad ka bixi 9. What types of data, if any, do you collect, monitor, and use in the Baxnaano program? a. Who collects these data? How are they used? b. What other types of information/data would you like to collect? How can they be used to improve implementation? 9. Waa maxay noocyada xogta, haddiiba ay jiraan, aad ururiso, si aad uula socoto ama uugu isticmaasho barnaamijka Baxnaano? a. Yaa ururiya xogtan? Sidee loo isticmaalaa? b. Waa maxay noocyada kale ee macluumaadka/xogta aad jeceshahay inaad ururiso? Sidee loogu isticmaali karaa in lagu horumariyo hirgelinta barnaamijka? 10. In your opinion, is the Baxnaano program coverage sufficient? Please explain. • In your opinion, what factors (activities, stakeholders, or processes) have favored Baxnaano program coverage? 6 • In your opinion, what factors (activities, stakeholders, or processes) have limited the Baxnaano program coverage? 10. Aragtidaada, barnaamijka Baxnaano si fiican ma u wada gaadhay bulshada? Fadlan sharax • Aragtidaada, maxay yihiin qodobbada (hawlaha, daneeyayaasha, ama habraacyada) suugto geliyay in barnaamijka Baxnaano gaadho meelo badan? • Aragtidaada, waa maxay arrimaha (hawlaha, daneeyayaasha, ama habraacyada) barnaamijka Baxnaano xaddiday ama ka horjoogsaday in uu gaadho meelo badan? 11. What can be done to reach more households with the Baxnaano program (i.e., to improve coverage)? • What improvements can be made to increase the scale of the program? • What type of investments and by whom do you think are needed? Why? 11. Maxaa la samayn karaa si qoysas badan loo gaadhsiiyo barnaamijka Baxnaano (ie, si kor loogu qaado dad uu gaadhayo)? • Maxaa talaabo laqaadi karaa ama la samayn karaa si loo balaadhiyo Barnaamijka Bahnaano? • Maalgelin noocee ah iyo ciddee in la siiyo ayaad u malaynaysaa ama ay kula tahay in loo baahan yahay? Waa maxay sababtu? 12. What, if any, have been the main challenges/barriers in the implementation of Baxnaano program? How can they be overcome? 12.Ka warran, haddiiba ay jiraan, caqabadaha ugu waaweyn ee hortaagan hirgelinta bar- naamijka Baxnaano? Sidee looga gudbi karaa? 13. What, if any, have been the main facilitators that have made implementation successful? 13. Ka warran, haddii ay jiraan, waxyaabihii uugu muhiimsaa ee fududeeyay in lagu guulaysto hergelinta Barnaamijka? 14. How has the Baxnaano program contributed to building the capacity of subnational govern- ment institutions and civil society organizations involved in its implementation? 13.1. Can you provide specific examples of how the program has enhanced the opera- tional, technical or strategic capacities of these entities? 13.2. What challenges have subnational government institutions and civil society organiza- tions faced in leveraging the capacity-building efforts provided through the program? 13.3. In what ways/approach have these capacity-building efforts impacted the delivery of services to the targeted population? 13.4. How do these institutions and organizations assess the adequacy and effectiveness of the capacity-building support they received? 13.5. What recommendations do these entities have for improving capacity-building strate- gies within the Baxnaano program? 14. Sidee ayuu barnaamijka Baxnaano uga qayb qaatay kobcinta tayada hay'adaha daw- lad-goboleedyada iyo ururada bulshada rayidka ah ee ku hawlan hirgelintiisa? 14.1. Ma noo sheegi kartaa tusaalooyin gaar ah oo ku saabsan sida barnaamijku u wanaaji- yey awoodaha hawl-qabad, farsamo ama istaraatiijiyadeed ee hay'adahan? 14.2. Caqabada noocee ah ayaa hay'adaha dawliga ah iyo ururada bulshada rayidka ah kala kulmeen ka faa'iidaysiga dadaallada karti-dhisidda ah ee uu bixiyay barnaamijkani? 7 14.3. Siyaabohee/habkee ah ayay dadaalladan karti-dhisiddu u saameeyeen gaarsiinta adeegyada dadka mashruuca ka faaiidaystay? 14.4. Sidee hay'adahan iyo ururadu u qiimeeyaan ku filnaanta iyo waxtarka taageerada karti-dhisidda ee ay heleen? 14.5. Maxay yihiin talooyinka ay hay'adahani u hayaan hagaajinta xeeladaha karti-dhisidda ee barnaamijka Baxnaano? Objective 2: Benefits & factors affecting the results Ujeedada 2: Faa'iidooyinka & arrimaha saameeya natiijooyinka 15. Can you describe in your view what the benefits are of the Baxnaano program? Probe examples: • Benefits for children? For their families? For the communities? • Voluntary/involuntary mobility? • Household asset retention and creation? • Food security and nutrition? • Access to basic services? • Women’s empowerment? • Benefits to the local economy? 15. Aragtidaada ma qeexi kartaa faa'iidooyinka lag helay/ama laga dheefay barnaamijka Baxnaano? Tusaalooyin: • Faa'iidooyinka carruurta? Qoysaskooda? Bulshooyinka? • Dhaqdhaqaaq ikhtiyaari ah/aan ikhtiyaari ahayn? • Haysashada iyo abuurista hantida qoyska? • Sugnaanta cuntada iyo nafaqada? • Helitaanka adeegyada aasaasiga ah? • Awood-siinta haweenka? • Faa'iidooyinka uu u leeyahay dhaqaalaha gudaha? 16. Can you describe in your view how the Baxnaano program affected relationships between government and community leaders? 16. Adigu aragtidaada gaar ka, maxaad ku qeexi kartaa sida uu barnaamijka Baxnaano u saameeyay xiriirka dowladda iyo madaxda bulshada? 17. In your opinion, what factors (activities, stakeholders, or processes) influence the benefits from Baxnaano program activities? Please explain. 17.1. What factors have increased benefits for households/beneficiaries? 17.2. What factors have limited benefits for households/beneficiaries? 17.Aragtidaada, maxay yihiin arrimaha (hawlaha, daneeyayaasha, ama habraacyada) saameeyay faa'iidooyinka laga helay barnaamijka Baxnaano? Fadlan sharax 17.1. Maxay yihiin qodobbada faa'iidooyinka u kordhiyey qoysaska/ka-faa'iideystayaasha? 8 17.2. Maxay yihiin qodobbada faa'iidooyinka ka yareeyay qoysaska/ka-faa'iideystayaasha? Objective 3: Feasibility of next phase 18. How, if at all, can the Baxnaano program be improved? 19. In your opinion, should the cash transfers be made conditional? Why or why not? 19.1. If yes: 19.1.1. What type of conditionality should be added? What will be the main challenges in implementing the conditionality? What will be the main facilitators in implement- ing the conditionality? 19.1.2. Do you think the conditionality will increase program effectiveness? Please ex- plain. 19.1.3. How acceptable will the conditionality be to beneficiaries? Why do you think so? 20. In your opinion, should additional services (e.g., education, health, nutrition) be included as part of the Baxnaano program? Why or why not? 20.1. If yes: 20.1.1. Why additional services should be prioritized? Why do you think so? 20.1.2. What would make it possible to include additional services? 20.1.3. How could the Baxnaano program and additional services be integrated or col- located? 21. How, if at all, can the delivery of the program be improved? 21.1. What, if any, operational aspects need to change? How? Why do you think so? 21.2. What, if any, financing aspects need to change? How? Why do you think so? 21.3. What, if any, institutional aspects need to change? How? Why do you think so? 21.4. How, if at all, can delivery mechanisms be made more robust? Ujeedada 3: Suurtogalnimada wajiga xiga 18. Sidee, ayaa loo hagaajin karaa barnaamijka Baxnaano si loo hore mariyo? 19. Adiga aragtidaada, lacagta dadka caddaanka ama caashka lagu siiyo, ma kula tahay in shuruud lagu xidho? Waa maxay sababta haday haa tahay ama maya? 19.1. Hadday haa tahay: 19.1.1. Waa maxay nooca shuruuda lagu aad soo jeedin lahayd in lagu daro ama lagu xidho? Maxaad filaysaa in ay noqon doonaan caqabadaha ugu waaweyn ee ku iman kara hirgelinta shuruudahaas? Sidee looga gudki karaa, maxayse tahay sida uugu muhiimsan ee loo fududayn karo hirgelinta shuruudahaas? 19.1.2. Ma u malaynaysaa in shuruudu ay kordhin doonto waxtarka barnaamijka? Fadlan sharax 9 19.1.3. Sidee loo aqbali karaa shuruuda ka-faa'iideystayaasha? Maxaad u malaynaysaa? 20. Fikradaada, ma tahay in adeegyo dheeraad ah (tusaale, waxbarashada, caafimaadka, nafaqada) lagu daro qayb ka mid ah barnaamijka Baxnaano? Hadii ay jawaabtu haa tahay, waa maxay sababtu? 20.1. Hadday haa tahay: 20.1.1. Waa maxay sababta adeegyada dheeraadka ah loo kala hormarinayo? Maxaad u malaynaysaa? 20.1.2. Maxaa suurtogal ka dhigi kara in lagu daro adeegyo dheeraad ah? 20.1.3. Sidee barnaamijka Baxnaano iyo adeegyada dheeraadka ah loo midayn karaa ama la isugu dari karaa? 21. Sidee, haddii ayba jirto, ayaa loo horumarin karaa hergelinta barnaamijka Baxnaano? 21.1. Maxaa, haddiiba ay jiraan, loo baahan yahay in laga badelo dhinacyada hawlgelinta? Sidee? Maxaad u malaynaysaa? 21.2. Maxaa, haddii ay jiraan, loo baahan yahay in laga badelo dhinacyada maalgelinta? Sidee? Maxaad u malaynaysaa? 21.3. Maxaa, haddii ay jiraan, dhinacyada hay'adaha u baahan yihiin in la beddelo? Sidee? Maxaad u malaynaysaa? 21.4. Sidee, haddii ayba tahay, hababka gaarsiinta looga dhigi karaa kuwo aad u adag? Conclusion 22. Is there anything else about the Baxnaano program you would like to share that I did not ask you about? Gabagabo 22. Ma jiraan wax kale oo ku saabsan barnaamijka Baxnaano oo aad jeclaan lahayd inaad ila wadaagto oo aanan ku weydiin? ABOUT THE AUTHORS Lilia Bliznashka is a Research Fellow in the Nutrition, Diets, and Health (NDH) Unit at the International Food Policy Research Institute (IFPRI) 10 Odiche Nwabuikwu is a Research Analyst in the Poverty, Gender, and Inclusion (PGI) Unit at IFPRI Ampa Diatta is a Senior Research Analyst in NDH at IFPRI Aulo Gelli is a Senior Research Fellow in PGI at IFPRI Mohamed Magan is a Principal Investigator at DELTA Consultancy Firm. Hashi Hassan is a Research Coordinator at DELTA Consultancy Firm. ACKNOWLEDGMENTS This work was supported by the Norwegian Government under the project titled, “Learning Support for a Sub-Saharan Africa Multi-Country Climate Resilience Program for Food Security", and by the donors who fund the CGIAR Research Initiative on Fragility, Conflict and Migration (FCM), through their contri- butions to the CGIAR Trust Fund: https://www.cgiar.org/funders/. This publication has not been peer- reviewed. Any opinions are those of the authors and not necessarily representative of or endorsed by IFPRI or CGIAR. INTERNATIONAL FOOD POLICY RESEARCH INSTITUTE A world free of hunger and malnutrition IFPRI is a CGIAR Research Center 1201 Eye Street, NW, Washington, DC 20005 USA | T. +1-202-862-5600 | F. +1-202-862-5606 | Email: ifpri@cgiar.org | www.ifpri.org | www.ifpri.info © 2024 International Food Policy Research Institute (IFPRI). This publication is licensed for use under a Creative Commons Attribution 4.0 International License (CC BY 4.0). To view this license, visit https://creativecommons.org/licenses/by/4.0. mailto:ifpri@cgiar.org http://www.ifpri.org/ http://www.ifpri.info/ https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/